Tag: Weerar

Alshabab oo weerar Gaadmo ah ku qaaday Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM, duleedka Balcad...

Wararka laga helayo Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah ay maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen kolonyo ciidamada Burundi ka tirsan...

Alshabaab oo shaacisay inay 9 Askari oo Kenyan ah ku dishay Weerar ka dhacay...

Alshabaab aya sheegatay weerar ka dhacay duleedka Magaalada Mandheera ee W/Bari Kenya, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan weerarkaasi oo qasaare kala...

Dad Itoobiyaan ah oo lagu dilay Weerar ka dhacay duleedka Magaalada Hargeysa.

Dabley hubeysan ayaa weerar ku qaaday Gaari ay la socdeen dad Itoobiyaan ah duleedka magaalada Hargeysa, halkaasoo ay ku dileen laba qof,...

Weriye la shaqeeya Ciidamada Dowladda oo ku dhintay Qaraxii Alshabab ku qaadeen Awdheegle

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in weriye sawir-qaade ah oo la howlgala ciidamada Dowladda uu ku dhintay Qarax is-miidaamin ah...

Alshabaab oo Dagaal Qarax ku bilowday ku qaaday Awdheegle & Wararkii ugu danbeeyay…

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar ku bilowday Qarax is-miidaamin ah ku qaaday degmada Awdheegle oo dhowaan...

Dad shacab ah oo lagu dilay Gaari lagu rasaaseeyay duleedka Degmada Balcad

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in koox dabley ah ay rasaas ku fureen Gaari dadweyne oo mareeyay duleedka degmada Balcad,...

WAR CUSUB: Brundi oo shaacisay Askarta looga dilay Duleedka Balcad & 2 Askari oo...

Afhayeenk ciidamada dalka Burundi ayaa shaaciyey in lix askari loog dilay weerar Alshabaab ku qaaday ciidamadaasi ku sugnaa duleedka degmada Balcad ee...

Faahfaahin: Alshabaab oo weerar toos ah ku qaaday Bar Kontrol oo ku taalla Muqdisho...

Iska hor imaad toos ah ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii koox ka tirsan Alshabab ay weerar ku qaadeen bar koontarool...

Xuuthiyiinta Yeman oo Gantaal ku weerarray Saldhig ku yaalla Koonfurta Sacuudiga.

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxa Xuuthiyiinta Yeman ay Gantaal nooca Cruise ah ay ku weerarreen xarun ku taalla magaalada...

FAAHFAAHIN: Weerar lagu qaaday Xarunta maamulka Degaanka Garasbaalley ee magaalada Muqdisho.

Koox hubneysan oo ka kooban ila 10 dabley ah ayaa weerar ku qaaday Xarunta deegaanka Garasbaaley ee Magaalada Muqdisho.

Gabar dhalinyarro ah oo Toorey lagu dilay Magaalada Gaalkacyo & Faahfaahin laga helay..

Waxaa Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu dilay gabar dhalinyaro ah, kadib markii Tooreey dhuunta laga geliyay Xaafada Garsoor ee...

Weerarro Bambooyin oo lagu qaaday Saldhigyo Boolis oo ku yaalla Muqdisho & Rag loo...

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerarro bam lagu qaaday laba ka mida saldhigyada Booliska magaalada Muqdisho.

Faahfaahin: Askar Lacag baad ah ka qaata Gaadiidka BL-ka ayaa ka dambeeyay dhaawicii 4-ta...

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay askari ka tirsan ciidamada dowladda oo saaka rasaas ku furay Gaari BL ah oo ay la...

Madaxweynaha K/Galbeed oo ku dhawaaqay Dagaal maamulkiisa la gelayaan Alshabab

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu maamulkiisu wado howlgalladii degaanada maamulkiisa looga xoreyn alhaa maleeshiyaadka Al-shabaab.

Gaari ay la socdeen Arday oo lagu rasaaseeyay Muqdisho & Dhaawacyo soo gaaray arday...

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari ay la socdeen arday rasaas lagu furay magaalada Muqdisho, iyadoo uu dhaawac ka...

Madixii Ciidamada Isku-dhafka Puntland & Galmudug oo Magaalada Gaalkacyo lagu toogtay…

Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox Bistoolado ku hubeysnaa ay Caawa magaalada Gaalkacyo ku weerarreen Madaxii howlgaladda Ciidamada isku-dhafka...

Dabley Weerar ku qaaday Xarunta Shirkad Isgaarsiin magaalada Muqdisho & Qaarkood oo la qabtay..

Dabley hubeysan ayaa caawa weerar ku qaaday xarunta shirkadda isgaarsiinta Hormuud ee xaafadda Sey Biano, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Alshabaab oo weerarkii labaad ku qaaday degaanka Bariire & iska caabin ay kala kulmeen...

Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar xoog leh xalay saqdii dhex ku qaaday degaanka Bariire ee Gobolka Shabeellada Hoose oo ay dhowaan la kal...

Alshabaab oo sheegatay inay Weerar Gaadmo ah ku dishay Abaanduulihii Guutada labaad iyo..

Alshabaab aya asheegtay in weerar gaadmo ah oo ka dhacay duleedka degmada Balcad, Gobolka Sh/Dhexe ay ku dishay saraakiil sare oo ka...

Faahfaahin Weerar Alshabab ku qaadeen Degaan u dhow magaalada Mandhera ee W/Bari Kenya

Dagaalyahano ka tirsan AlShabaab ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen saldhig Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin duleedka Magaalada Mandhera ee Gobolka...
error: Content is protected !!