Wednesday, December 2, 2020
More

    Weriye la xiray

    Saxafiyiinta iyo Madaxda ururrada Warbaahinta oo Bannaanbax ku dalbaday sii deynta Weriye C/llaahi Kulmiye

    Saxafiyiinta ka howlgala magaalada Muqdisho iyo madaxda ururrada saxafiyiinta ayaa maanta Muqdisho ka dhigay bannaanbax ay ku dalbanayaan in la sii daayo Weriye...

    Ma la xiray mise waa la afduubtay Weriye C/llaahi Kulmiye Caddow..? (Akhriso sidii Gurigiisa looga watay)

    Xalay xilli danbe ayey ciidamada Nabadsugidda dowladda Soomaaliya gurigiisa kala baxen Weriye C/llaahi Kulmiye Caddow, kadibna ay si xoog leh u jebiyeen albaabka, gudahana...

    Ciidamada Nabadsugidda oo Gurigiisa kala baxay Weriye Caan ah iyo wararkii ugu danbeeyay ee Muqdisho..

    Ciidamo Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa xalay gurigiisa kala baxay Weriye C/llaahi Kulmiye Caddow oo ah weriye caan ah, kana tirsan Idaacadda Kulmiye ee...

    Maamulka K/Galbeed oo Xiray Wakiilkii Idaacadda VOA-da ee Magaalada Baydhaba.

    Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ay xabsiga u taxaabeen wakiil wareedkii Idaacadda Codka Mareykanka (VOA)...

    Yuu u xiran yahay Weriye C/casiis Gurbiye..? (Madaxtooyada oo beenisay & Liiska Qodobadda lagu eedeeyay)

    Tifaftirihii iyo agaasime ku xigeenkii warbaahinta Gooboog ee magaalada Muqdisho ayaa maalintii shanaaad u xiran dowladda Soomaaliya iyadoo loo gudbiyey xabsiga Dhexe ee Xamar. Sida...

    Yusuf Garad: “Waxaa iga degi kari la’ in Dowladdu ay weriye ku riddo xabsiga Dhexe iyadoo aan Maxkamadi xukumin”

    Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda, ahna saxafi ruugcaddaa ah ayaa ka hadlay xariga dowladda Soomaaliya ay u geystay tifaftirihii Warbaaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho. Qoraal...

    Tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog C/casiis Gurbiye oo Maxkamad la geeyay, loona gudbiyey Xabsiga Dhexe

    Agaasime ku-xigeenkii Goobjoog Media Group Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo maalintii labaad u xiran Madaxtooyada dowladda Soomaaliya ayaa loo dhaadhiciyey xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho. Sida...

    Weriye ka tirsan Warbaahinta Goobjoog oo lagu xiray Muqdisho

    Weriye ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho ayaa xabsiga loo taxaabay, sida ay xaqiijisay warbaahinta uu ka howlgalo. Wariye C/casiis Axmed Gurbiye oo ka...

    Ciidamada Puntland oo xiray Weriyihii gaarka ahaa ee Madaxweyne Deni (Akhiso waxa lagu heysto…?)

    Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in Booliska Puntland ay xabsiga u taxaabeen Saxafi ka tirsan Madaxtooyada Puntland oo dhowaan loo magacaabay weriyaha...

    Weriyeyaal lagu xiray Magaalada Hargeysa & Faahfaahin laga helay sababta..

    Ciidamada Booliska maamulka Somaliland ayaa xabsiag u taxaabay Afar saxafi oo ka mida Wwriyeyaasha ka hwolgala Somaliland, oo u shaqeeya Telefishanka ERYAL ee...

    Weriye Cali Aadan Muumin oo xoriyaddiisa dib u helay, lagana sii daayey Xabsiga CID-da ee Muqdisho

    Weriye Cali Aadan Muumin  oo ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ayaa caawa laga sii daayey xabsiga Xarunta Dembi baarista ee CID-da, kadib markii uu maalmo ku...

    Warbaahinta Goobjoog oo Sharci-darro ku tilmaantay Xariga Weriye Cali Adan Mumin [War-Saxaafadeed]

    Warbaahinta Goobjoog ayaa War ayka soo saartay xariga weriyaheeda Cali Aadan Muumin oo maalintii 2aad ku xiran xarunta CID-da ee magaalada Muqdisho ku sheegay...

    WARARKII MAANTA

    Haweeney ka mida Madaxdii ugu sareysay Tigreega oo isu dhiibtay Ciidamada Itoobiya

    Wararka laga helayo magaalada Makelle ee caasimada Gobolka Tigray ayaa sheegaya in Guddoomiyihii hore ee Aqalka Federaalka Itoobiya ay isu dhiibtay dowladda Itoobiya. Sida ay...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo Madaxweyne Farmaajo uga digay inuu siyaasadda dibadda u adeegsado olole…

    Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war kasoo aaray go'aankii xukuumadda Soomaaliya hoos ugu dhigtay xiriirka xiriirka dalka Kenya, iyagoo sheegay inay walaac xoog...

    Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in 51 Alshabaab ah lagu dilay dagaalkii Bacaadweyn, Gobolka Mudug

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalin kadib war kasoo saartay dagaalkii qasaaraha badan dhaliyey ee Alshabaab shalay ku qaadeen degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug. Qoraal kasoo...

    Guddiga muranka ka taagan yahay ee Doorashooyinka 2020/2021 Warkii ugu horeeyay soo saaray (Xubno ka maqan)

    Guddiga Doorashooyinka Dadban 2020/2021 ee Heer Federaal oo dhismihiisa muranka ka taagan yahay ayaa soo saaray warkii ugu horeeyay ee saxaafadeed oo warbaahinta dowladda...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo bilaabaya tallaabooyin cadaadis lagu saarayo Madaxweyne Farmaajo

    Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa wejigii labaad ee shirkooda xalay ka furmay magaalada Muqdisho, iyagoo raad-raac ku sameynayeen go’aanadii ay soo saareen iyo...

    Alshabaab oo soo bandhigtay Gaadiid Dagaal oo ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee Bacaadweyn (Sawirro)

    Alshabaab ayaa soo bandhigtay hubkii ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee shalay ay ku qaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug, iyadoo sheegtay inay askar...

    Diyaarad uu la socday Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo cilad qabsatay, kana laabatay Beledweyn

    Diyaarad ay la socdeen wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle C/xakiin Luqmaan ayaa cilad ku qabsatay hawada magaalada Beledweyne, taasoo keentay inay dib ugu...

    Mahad Salaad oo eedeyn culus u jeediyey Madaxweyne Qoorqoor iyo Galmudug oo xaalad cusub galeysa..

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar kulul oo afka ah ku qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, isagoo sheegay inuu Muqdisho iyo Turkiga u dhaxeeyo...