Xaflad lagu soo dhoweynayo wasiirka cusub ee wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa caawa ka socota magaalada Muqdisho.
Waxaa xafladda soo qabanqabiyay saxifiyiinta Muqdisho iyadoo goobta ku sugan yihiin saxafiyiin iyo madaxda warbaahinta Muqdisho.
Maanta ayay ahayd markii uu xilka la wareegay wasiirka cusub ee warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Eng. C/raxmaan Yariiow oo xilk warsiir hore uga soo qabtay dowladii KMG ahayd.