Xafladda xil wareejinta guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa caawa ka socota xarunta Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Munaasabadda xil wareejinta oo inteeda badan maanta dhacday ayaa caawa la soo gabagabeynayaa, waxaana xarunta ku sugan marti sharaf fara badan, madaxda maamulka gobolka iyo kuwa dowladda Federaalka.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa si rasmi ah xilka ugu wareejinaya guddoomiyaha cusub ee madaxweyne Farmaajo soo magacaabay Taabit Cabdi Axmed.
LA SOCO FAAHFAAHINTA..