Waxaa magaalada Jowhar maanta dib looga anba qaaday Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka.
Kuraasta la filayo in maanta lagu doorto magaalada Jowhar ayaa ah afar kursi oo midkood loolan dhex ka dhicii doono.
Kursiga Beesha Harti Abgaal/Agoonyar oo ah kan ugu adag ee maanta la isku hayo waxaa ku tartamaya:Â
- C/llaahi Maxamed Nuur –Â Wasiiru dowlaha Maaliyada
- Bashiir Caddow Calasow – Xildhibaanka kursigan hore u heystay
- Salaad Cali Jeelle  – Siyaasi caan ah
- Daahir Maxamed Sheekh
Kursiga kale ee Beesha Harti Abgaal/Owbakar waxaa ku tartamaya:
- Maxamed Abukar Islow (Ducaale)
- Xaliimo Cali Cariif
- Cumar C/qaadir Axmed (Cumar Shariif)
- iyo Madiina Caamir Maxamed.
Kursiga Beesha Udeejeen waxaa ku loolamaya:–
- Cusmaan Maxamed Cabdi – Wasiir ku xigeenka caafimaadka
- Maryan Axmed Cabdulle
- Caasho Cumar Axmed
Kursiga Beesha Gaaljecel Barsane waxaa isku haya:–
- C/sataar C/salaan Sheekh Xasan Barsane – xildhibaanka difaacanaya
- Xasan C/llaahi Maxamed
- Maxamed Yaaquub Xasan
- Mustaf Sheekh Cusmaan
Goobjooge.com