AKHRISO: Qoraalka Sheekh Mukhtaar Roobow Saxaafadda u akhriyay

0

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa ku dhawaaqay inuu ka baxay muddo 5 sano ka hor ah Alshabaab.

Wuxuu u mahadceliyay dowladda Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed, wuxuuna caddeeyay inay wadahadallo u socdaan isaga iyo dowladda Federaalka oo wixii ku soo kordha uu soo bandhigi doono.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA UU AKHRIYAY MUKHTAAR ROOBOW

Goobjooge