Friday, March 5, 2021

Top

Akhriso: Afartii Qodob ee ay isku mari waayeen RW Rooble iyo Midowga Musharixiinta

Shirkii Midowga Musharixiinta iyo Ra'iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa natiijo la'aan kusoo dhammaaday, kadib markii ay isku mari waayeen qodobkii ugu...

Shirkii RW Rooble iyo Musharixiinta Madaxweynaha oo lagu kala tegay (Akhriso Qodobkii fashiliyey shirka)

Shirkii Ra'iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiintaMaxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ayaa lagu kala tegay, kadib markii qodobbo culus la isku mari waayey. Shirka oo saacado...

Shirkii RW Rooble iyo Midowga Musharixiinta oo Dib udhac kadib ka furmay Muqdisho

Shirkii Ra'iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ayaa goor dhoweyd ka furmay Hotelka Decale ee magaalada Muqdisho. Shirka oo saacado dib...

Maxkamadda Rafcaanka oo sii deysay 2 ka mida mas’uuliyiintii Wasaarada Caafimaadka ee u xirnaa Musuqa

Maxkamada Racfaanka ee Gobolka Banaadir ayaa Jebisay Xukun ay hore Maxkamada Gobolka Banaadir ugu riday laba ka mida mas'uuliyiin ka tirsanaa Wasaarada Caafimaadka ee...

Ma qabsoomi doonnaa Shirkii Rooble iyo Midowga Musharixiinta? (Wararkii ugu danbeeyay)

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya shirkii lagu waday inuu maanta dhex maro Ra'iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa iyo Midowga Musharixiinta Madaxweynaha oo...

XOG: Yaa ku guuleysanaya dagaal siyaasadeedka Qarsoon ee Farmaajo iyo Siciid Deni/ Axmed Madoobe..?

Waxaa meel adag maraya dagaal siyaasadeedka qarsoon ee u dhaxeeya madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxweynayaasha Puntland Siciid C/laahi Deni...

Maxay Ilhan Omar u daba dhigatay Dhaxal-sugaha Sacuudiga Mohamed Bin Salmaan..? (Akhriso Mooshin)

Ilhan Cumar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa daba joogta dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Mohamed oo loo heysto dilka weriyihii caanka...

Puntland oo War culus soo saartay: “Q/Midoobay iyo AMISOM waa inay diyaariyaan goobta & Amniga shirka”

Mamulka Puntland ayaa soo saaray war culus oo ku saabsan shirka uu ku baaqay Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo ku eedeysay inuu markasta qaadayo tallaabooyin...

Maxaad ka taqaan xubnaha Guddiga loo magacaabay Baarista Dhacdooyinkii 19-ka Febraayo? (Warbixin)

Kulankii labaad ee Ra'iisal wasaaraha xukumadda xilka sii heysa iyo Midowga Musharixiinta ee 1-da Maarso 2021 ayaa lagu magacaabay Guddi soo baaraya dhacdooyinkii 19-ka...

Mareykanka oo Baaq degdega soo saaray “Waqtigu waa sii dhammaanayaa, waxaan Madaxda…”

Mareykanka ayaa baaq degdeg u diray madaxda dowlada Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka, kana dalbaday inay degdeg shir u yeeshaan. "Waqtigu waa sii dhammaanayaa. Waxaan...

Beesha caalamka oo bogaadisay wadahadalka Rooble iyo Musharixiinta, kana gaabsatay Baaqii Farmaajo

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa soo dhoweeyay dadaalada uu ado Ra'iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsinta Maxamed Xuseen Rooble iyo shirkii uu la yeeshay shalay Midowga Musharixiinta. War-saxaafadeedka...

Amiirka Alshabaab oo xusay 100 guuradii Halgankii Darwiishta ee Sayidka (Isbedel miyaa ku yimid Shabab?)

Alshabaab ayaa xalay baahisay farriin cod ah oo uu diray Amiirka Xarakada Al Shabaab Sheekh Ahmed Cumar (Abuu Cubeysa) oo looga hadlay...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!