Thursday, August 28, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Faahfaahin: Duqeymo Culus oo lagu qaaday xarumaha Alshabab ee Sh/Dhexe, Sh/hoose iyo J/Hoose

Faah-faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeymo diyaaradeed oo xalay lagu beegsaday goobo ay Alshabaab ku sugan yihiin oo ka mida gobollada Sh/ Dhexe...

FARMAAJO oo qaaday tallaabo ay ka gaabiyeen Madaxda Mucaaradka, Qoraal-na kasoo saaray…

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay dhacdadii murugada lahayd ee ay ku naf waayeen dhallinyarro Soomaaliyeed oo safar tahriib...

XOG: Wararkii ugu danbeeyay ee Xil ka qaadista Agaasimaha Hay’adda NISA C/llaahi Sanbaloolshe

Waxaa mar kale socda dadaal loogu jiro in lagu qanciyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) oo xil ka qaadistiisa...

Dowladda Xasan Sheekh oo Farriin u dirtay Mucaaradka ee ku shirsan Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa farriin u dirtay Mucaaradka ee ku shirsan Muqdisho, iyadoo u soo jeedisay inay ku midoobaan xisbi tartami kara, balse aysan ku...

Shirka Mucaaradka oo Muqdisho ka socda iyo La-taliyihii Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku biiray

Shirkii siyaasiyiina Mucaaradka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii labaad maanta ka dhacay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, iyaga oo kulammo wadatashi ah la qaadanaya...

Hot Topics