Thursday, September 4, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

16 Siyaasi iyo Madax hore oo Qoraal dheer oo Digniin ah u diray Madaxweyne Xasan Sheekh

War saxaafadeed ay si wadajir usoo saareen qaar ka mida Madaxdii hore, siyaasiyiin iyo hoggaamiyeyaal xisbi ayaa si weyn loogu cambaareeyay xaaladda uu dalka...

Puntland oo shaacisay inay soo iibsatay Diyaarado dagaal iyo kuwa Gurmadka degdegga

Puntland ayaa si rasmi ah u shaacisay maamulkoodu uu iibsaday diyaarado dagaal oo ka qeyb geli doona dagaalka ay kula jiraan kooxda Daacish.Wasiirka Warfaafinta...

Shirweynaha Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka oo si rasmi ah ugu qabsoomay Muqdisho

Muqdisho, 14 May, 2025; Shirweynaha Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka oo si rasmi ah ugu qabsoomay magaalada Muqdisho.Shirwaynaha oo ay ka soo qaybgaleen ergo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo loo doortay guddoomiyaha iyo Musharaxa Xisbiga Caddaalada iyo Wadajirka

Shirweynihii koowaad ee urur siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP), ayaa caawa ka dhacay Muqdisho, iyadoo lagu doortay madaxda ururkaasi.Ururkan waxaa ku mideysan madaxda dowladda...

Xisbiga cusub Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo maanta lagu dhawaaqayo

Waxaa la filayaa  in magaalada Muqdisho looga dhawaaqayo urur siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.Ururkan oo ah xisbigii UPD...

Hot Topics