The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Puntland
Puntland oo Beesha Caalamka ugu baaqday inay qeyb laga siiyo Kaalmada Barnaamijka Xasilinta Somaliya
Maamulka Puntland oo baaq deg deg ah u dirtay Beesha Caalamka ayaa ka dalbatay in laga qeyb geliyo barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya, ee ay maalgeliyaan...
Jubaland
Odayaal taageeray Axmed Madoobe oo lagu xiray Garbahaarey iyo xiisad ka Gobolka Gedo
Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay xireen xubno ka tirsan golaha guurtida...
BREAKING NEWS
Sheegow Cali Axmed oo isagoo Maxbuus ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd ku geeriyooday Sheegow Axmed Cali oo loo yaqaano Jeneraal Sheegow, kaasoo u xirnaa dowladda.Marxuumka...
Somali
Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka dowladda Soomalaiya iyo culimo kale ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Muqdisho, iyagoo ka hadlay dagaallada Alshabaab...
Caalamka
Wasiirkii Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamud Cali Yuusuf oo loo Doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika
Wasiirkii Arrimaha Dibadda dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa loo doortay, kuna guuleystay doorashada xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo maanta ka dhacday magaalada Addis...