Sunday, September 7, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Puntland oo Beesha Caalamka ugu baaqday inay qeyb laga siiyo Kaalmada Barnaamijka Xasilinta Somaliya

Maamulka Puntland oo baaq deg deg ah u dirtay Beesha Caalamka ayaa ka dalbatay in laga qeyb geliyo barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya, ee ay maalgeliyaan...

Odayaal taageeray Axmed Madoobe oo lagu xiray Garbahaarey iyo xiisad ka Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya  degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay xireen xubno ka tirsan golaha guurtida...

Sheegow Cali Axmed oo isagoo Maxbuus ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd ku geeriyooday Sheegow Axmed Cali oo loo yaqaano Jeneraal Sheegow, kaasoo u xirnaa dowladda.Marxuumka...

Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka dowladda Soomalaiya iyo culimo kale ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Muqdisho, iyagoo ka hadlay dagaallada Alshabaab...

Wasiirkii Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamud Cali Yuusuf oo loo Doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika

Wasiirkii Arrimaha Dibadda dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa loo doortay, kuna guuleystay doorashada xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo maanta ka dhacday magaalada Addis...

Hot Topics