The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Federaalka
Safiirka Denmark ee Somaliya oo Cudurdaar ka bixiyay Hadal uu ka sheegay Hargeysa
Safiirka Denmark ee Somalia Steen Sonne Andersen ayaa soo saaray qoraal uu ku caddeeyay inay Dowladda Danmark ixtiraameyso Midnimada Dhuleed iyo Qaranimada Soomaaliya iyo...
Jubaland
Jen. Muungaab oo taageeray Doorashada Jubbaland, Baaqda u diray Madaxda DFS
Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa si buuxda u taageeray Doorashada Jubbaland iyo xildhibaanada Jubbaland ee maanta lagu dhawaaqay.Muungaab...
Doorashada
Liiska Xildhibaannada cusub ee Jubbaland oo lasoo saaray, Degdegna loo dhaariyay
Waxaa Galabta magaalada Kismaayo looga dhawaaqay Liiska xildhibaannada cusub ee Barlamaanka Jubbaland oo ay soo xuleen odayaasha Beelaha, ayna dhaaciyeen Guddiga Xuduudaha doorashada Jubbaland.Waxaa...
Doorashada
C/raxmaan Cirro oo ku guuleytay Doorashadii Madaxweynaha Somaliland (Akhriso Natiijada Xisbiyada)
Guddiga Doorashooyinka Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada Doorahadii guud ee 13-kii bishan Novembar 2024 ka dhacday degaanada Somaliland.Guddiga ayaa shaaciyay in musharraxa madaxweyne...
Banaadir
Hay’adda NISA oo soo bandhigtay Sarkaal ka mida Ciidamada oo u shaqeynayay Alshabaab iyo..
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA, ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen Shabakad ka kooban labo xubnood oo ka tirsan Al Shabaab,...