The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Federaalka
Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliya oo kashifay Lacag ka badan 6 Milyan Dollar oo DFS u dirtay Siciid Deni
Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiqafaar Cilmi Xaange oo kasoo jeeda degaanada Puntland ayaa markii ugu horeysay kashifay lacagaha ay dowladda Federalka u dirtay...
Banaadir
Jaha-wareer ka dhashay Canshuurta Iibka ee Dowladda Somaliya kusoo rogtay Dadka Muqdisho
Xaalada hubanti la'aan ah iyo jaha-wareer ayaa ka dhashay dhaqangalka Canshuurta Iibka (VAT) oo dowladda Soomaaliya ay maanta ka dhaqan gelisay Dadka magaalada Muqdisho.Canshuurtan...
Banaadir
Natiijada Imtixaanka Dowladda Fasalka 8aad ee Dugsiyada G/Banaadir (Halkan ka Akhriso)
Maamulka Gobolka Banaadir, Qeybtiisa Agaasinka Waxbarashada Gobolka ayaa maanta shaaciyay Natiijada imtixaanka Fasalka 8-aad ee sanad Dugsiyeedka 2023/2024.Imtixaankii Fasalka 8aad ee dugsiyada Gobolka Banaadir...
Baarlamaanka
Xildhibaanno Mooshin ka Gudbiyay Cabashada Ganacsatada iyo Bajaajleyda Muqdisho
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa Mooshin degdega u gudbiyay Guddoonka Golaha, kaasoo ku saabsan Cabashada Ganacsatada iyo Gaadiidleyda Muqdisho ee ku...
Puntland
Puntland oo Dil Toogasho ku fulisay 10 Dhalinyaro oo AlShabaab ah (Akhriso Magacyada)
Ciidamada Maamulka Puntland ayaa saaka Dil toogasho ah ku fuliyay 10 xubnood oo la sheegay inay tirsanaayeen kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo lagu helay inay...