The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Caalamka
Itoobiya oo Digniin kasoo saartay Howlgalka cusub ee Somaliya iyo Ciidamada Masar…
Itoobiya ayaa a digtay is-fham la'aan ka dhalata howlgalka cusub ee Midowga Afrika (AU) ee lagu bedelayo ATMIS, waxayna Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay...
Banaadir
Wasaaradda Maaliyadda oo Qaadista Canshuurta Iibka ka bilowday Magaalada Muqdisho
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay maanta soo saartay ku wargelisay Ganacsiyadda caasimadda inay maanta dhaqan gashay canshuurta iibka oo saaran 5%...
Federaalka
Somaliya iyo Masar oo Heshiis Milateri kala saxiixday (Xasan Sheekh iyo Al-Sisi oo ka hadlay)
Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa kala saxiixday heshiis Milateri oo dhinaca difaaca ah, kadib kulan uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud magaalada Qaahira kula...
Banaadir
Bannaanbixii Darawallada Mooto-Bajaajta Muqdisho oo Qarka u saaran inuu Kacdoon isu bedelo
Waxaa maalintii labaad wadooyinka caasimada Muqdisho, gaar ahaan Jidka Maka Al-Mukarama ka socda Kacoon isku bedelay bannaanbax ay dhigayaan dhallinyarrada ku shaqeysata Mooto Bajaajyada.Darawalladan...
Caalamka
Wasiir Fiqi: “Somaliya mawqifkeedu waa mid, mana aqbalayso ‘Ku qabso ku qadi mayside…”
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo hoggaaminayay wafdigii Soomaaliya ee wadahadallada ka dhacay magaalada Ankara ee dhex maray Itoobiya ayaa sheegay...