Thursday, September 11, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Wadahadalkii Somaliya iyo Itoobiya oo ka furmaya Turkiga iyo isbedel ku yimid Itoobiya

Dowladaha Somaliya iyo Itoobiya ayaa yeelanaya wareegii labaad ee wadahadal uu dhexdhexaadinayo Turkiga, kadib horumar kooban oo laga gaaray Qodob ka mida arrimihii la...

Sidee loo dilay Guddoomiye ku xigeenkii Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan?

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ku dishay Guddoomiye ku xigeenkii Maamulka iyo Maaliyadda...

Golaha Wasiirada Somaliya oo ansixiyay Sharci Doorasho oo muran badan ka taagan yahay

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii toddobaadlaha ahaa ee maanta yeeshay ku ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Xeerka Ururrada iyo...

Midowga Afrika oo ku dhawaaqay howlgalka cusub ee bedelayo ATMIS iyo Masar oo hoggaamineysa

Midowga Afrika ayaa shaaciyay inuu ansixiyay sameynta howlgal cusub oo xasilinta Soomaaliya ku saabsan, kaasoo bedeli doona ciidamada ATMIS.Howlgalkan oo loo bixiyey 'Howlgalka taageerada...

Golaha Wasiirada Somaliya oo ansixiyay magacaabista Safiiradii ugu badnaa (Magacyada)

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir aan caadi ahayn oo ay Caawa yeesheen ku ansixiyay magacaabista Danjireyaal dalkeena uga hawlgali doona dalalka dibadda.Magacaabiddan...

Hot Topics