Friday, September 12, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Xildhibaannada Digil iyo Mirifle oo dalbaday in 24 saac lagu magacaabo Xilka cusub ee..

Xildhibaannada kasoo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle ayaa maanta shir gaara ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo dalbaday in muddo 24 saac ah lagu magacaabo...

Xildhibaanno Gudbiyay Mooshin Degdega iyo Arrintii Hubka oo gaartay Baarlamaanka

Qaar ka mida Xildhibaanada Glolaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa Mooshin cusub u gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka, iyagoo dalbaday in isla fadhiga maanta looga hadlo.Mooshinka degdega...

Xildhibaanada Dir oo hor-istaagay Shirkii Golaha Wasiirada iyo Xiisad hareysay xafiisyada Madaxda Dowladda

Jahawareer iyo xiisad siyaasadeed ayaa Caawa hareysay xafiisyada Ra'iisal wasaaraha iyo Madaxweynaha Soomaaliya, kadib war laga faafiyay kulan gaara oo ay yeelan lahaayeen Golaha...

Golaha Amniga Qaranka oo Go’aano kasoo saaray Hubkii lagu boobay Galmudug (5 Qodob)

Golaha Amniga Qaranka ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, kaasoo uu guddoominayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay, waxaana laga soo saaray...

Wasiir Fartaag oo Hal Arrin u xaqiijiyey Beesha Caabudwaaq iyo Qorshaha uu wato

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wafdi la socda ayaa maanta gaaray degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galagaduud, isagoo daba socda...

Hot Topics