The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Somali
Agaasime Muqdisho uga baxsaday in loo xiro Musuqmaasuq oo si weyn loogu soo dhoweeyay
Waxaa maanta magaalada Muqdisho si weyn loogu soo dhoweeyay agaasimihii Waaxda Canshuuraha Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Federaalka Muxiyadiin Xasan Jurus (Saabey) oo sanadkii hore caasimadda...
Banaadir
Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo xukun cusub ku riday Taliyihii Booliska ee Afduubka iyo Dilka lagu helay
Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukunno cusub ku riday Taliyihii saldhiga degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho Kabtan Cabdifataax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo...
Galmudug
Xildhibaanno weerar culus ku qaaday Qoorqoor (Hubkii la boobay oo halis bannaanka keenay…)
Hub ka yimid Itoobiya oo dhowaan maleeshiyada degaanka Caabudwaaq kala wareegeen ciidamada NISA ee Galmudug ayaa soo shaac bixiyay khilaaf ka taagan doorashada Galmudug.Hubkan...
Federaalka
Dagaaladii ugu cuslaa muddo Sanad ah oo lagu qaaday Alshabaab-ka ku sugan Galgaduud
Toddobaadkan waxaa Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya ka dhacay dagaalo culus oo qasaare weyn lagu gaarsiiyay Alshabaab, iyadoo ay tahay markii ugu horeysay kadib...
Federaalka
Dawlada Somaliya oo Odayaasha iyo Dadka Caabudwaaq ku Amartay inay soo celiyaan Hubkii ay furteen
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War kasoo saartay arrinta Hub ka yimid dalka Itoobiya oo maleeshiyada degaanka Caabudwaaq ay dagaal uga furteen ciidamo ka tirsan...