Thursday, July 3, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Ciidamadii Soomaaliya iyo AMISOM oo dib uga baxay Degaano ay maanta ka qabsadeen Alshabaab

Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamadii AMISOM iyo Dowladda Soomaaliya ay dib uga gurteen degaano ay maanta qabsadeen.Ciidamada dowladda Soomaaliya...

Wasiirka Amniga: “Cid kasta oo Carqalad ku ah Amniga Gacan Bir ah ayaa lagu qabanayaa…”

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa shegay in ciddii ka hor timaada go'aanadda Amniga ee caasimadda tallaabo sharci ah...

Falal toogasho ah oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dal dil ah uu galabta ka dhacay magaalada.Falkan ayaa ka dhacay Laanta koowaad ee degmada Dharkeynley,...

Somaliland oo la safatay Sacuudiga & hawadeedana ka mamnuucday Diyaaradaha Qatar [Akhriso]

Go'aan Ka Soo Baxay Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda SomalilandJamhuuriyadda Somaliland iyada oo aaminsan mabaadii'da nabad ku wada noolaanshaha iyo xasiloonida Gobolka, kana soo horjeeda wax...

DAAWO SAWIRRO: Raashinka iyo Wax-soo saarka Turkiga oo buuxiyay Suuqyada Dalka Qatar

Kadib markii ay qaraxay xiisada diblomaasiyadeed ee Khaliijka oo Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ay xiriirkii u jareen dalka Qatar ayna go'doomiyeen dalkaasi yar...

Hot Topics