The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Xukuumadda
XOG CUSUB: Xildhibaanada Beesha Daarood oo go’aan adag ka qaatay magacaabidda Golaha Wasiirada
Inta badan xildhibaanada Beesha Daarood ayaa kulamo ay si kala gaara ula yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisal wasaaraha Cumar C/rashiid Cali waxay...
Madaxtooyada
XOG CULUS: Madaxweyne Xasan Sheekh oo wacad ku maray in Golaha wasiirada lagu darayo xubno CCC diidan yahay
Waxaa cirka isku sii shareeraya cakirnaanta ka taagan magacaabidda xubnah Golaha wasiirada iyadoo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wacad ku maray in la soo celinayo...
Madaxtooyada
WARBIXIN XASAASI AH: Xuseen C. Xalane oo noqday caqabad hor taagan magacaabidda Golaha wasiirada cusub
Sii-haya wasiirka Maaliyadda xukuumadii kalsoonida weyday Xuseen Cabdi Xalane ayaa noqday caqabada ugu weyn ee ay isku mari la' yihiin madaweynaha dowladda federaalka Soomaaliya...
Tooshka GJ
FADEEXAD: Wasiir ka tirsan xukuumada oo laga soo dejiyay diyaarad uu ka raaci lahaa Garoonka Muqdisho
Fadeexadii ugu darneyd noloshiisa siyaasadeed ayaa maanta qabsatay Sii-hayaha wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka C/llaahi Goodax Barre kadib markii maanta si sharaf darro ah...
Somali
Saddex mas’uul ee ugu sareeya Dowladda oo caawa joojiyay la-tashiyadii dhismaha xukuumadda cusub
Saddexda mas'uul ee ugu sareeya dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa joojiyay qaabilaad is daba joog ah oo muddooyinkii danbe u socday, iyadoo ay ku...