Friday, September 12, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

XOG CUSUB: Qorshe u qarsoonaa Madaxweynaha & Ra’iisal Wasaaraha oo laga war helay

Qorshe qarsoodi ah oo madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra'iisal wasaare Cumar C/rashiid ku doonayeen inay ku dhawaaqaan Gole wasiiro oo ay ku jiraan xubnaha...

XOG CULUS: Xildhibaano taageersan Shariif Xasan oo bilaabay mooshin laga keenayo Guddoomiye Jawaari

Xildhibanno taageersan madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Muqdisho ka bilaabay qorista mooshin laga keenayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed...

Xiisad weyn oo ka taagan magacaabida xubnaha beelaha Digil & Mirifle uga mid noqonaya Golaha wasiirada cusub

Muranka ka taagan magacaabidda Golaha Wasiirada cusub oo ka sii daraya ayaa gaaray beelaha Digil & Mirifle kadib markii Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh...

Muqdisho & Martida culus ee IGAD (Madaxweynaha oo cudurdaar siiyay dadka Muqdisho)

Wasiirada arrimaha dibadda dalalka IGAD ayaa maanta soo gaaray Muqdisho iyadoo maalinta beri ah uu shir sanadeedkoodii ugu furmi doono markii ugu horeysay magaalada...

MA OGTAHAY murugada ku hoos qarsoon Shirka Wasiirada Arrimaha dibadda IGAD ee Muqdisho?

Waxaa maalmihii ugu danbeeyay saxaafaddu hadal heysay shirka wasiirada arrimaha dibadda dalalka IGAD ee berito oo ku beegan 10-ka Janaayo ka dhici doona magaalada...

Hot Topics