Friday, September 12, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

XOG CUSUB: Axmed Madoobe oo digniin kulul ah u soo diray Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha

Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa markii ugu horeysay soo farageliyay qaabka ay u socoto magacaabidda iyo soo  xulitaanka Golaha wasiirada...

XOG CUSUB: Golaha wasiirada ee muranku ka taagan yahay oo lagu wado in lagu dhawaaqo

Kadib shirar is daba joog ah oo xalay dhex maray Madaxweyne Xasan Sheekh, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, Shariif Xasan Sheekh Aadan, Faarax Sheekh C/qaadir, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa...

XOGTI UGU DANBEYSAY: Cumar C/rashiid oo cadaadis lagu saaray inuu ku dhawaaqo Golaha Wasiirada Cusub

Shir muhiim ah ah ayaa xalay xafiiska Ra'iisal wasaaraha Cumar C/rashiid Cali ku dhex maray xubno ay ka mid yihiin:1. Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke2....

XOG CULUS: Madaxweynaha iyo C/llaahi Goodax oo dagaal siyaasadeed qaraar ka dhex bilowday

Sii-haya wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka C/llaahi Goodax Bare ayaa weji gabax weyn kala kulmay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kadib markii ay isku maandhaafeen...

DEGDEG: In ku dhow 100 xildhibaan oo digniin kulul u diray Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid (Akhri Qoraalka)

In ku dhow 100 xildhibaan oo ka mida Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saxiixay qoraal digniin ah ku socda Ra'iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke. Qoraalkan...

Hot Topics