Friday, September 12, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Shariif Xasan oo magaalada Muqdisho saf loogu jiro qaabilaaddiisa

Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Muqdisho ku sugan ayaa waxaa hoyga uu degan yahay hareeyay xubno fara...

DEGDEG: Isbaheysigii ugu weynaa oo ka horjeeda Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho looga dhawaaqay

Isbaheysigii ugu weynaa oo ay ka mid yihiin Xildhibaano, Xisbiyo siyaasadeed, Bulshada rayidka ah iyo qeybo ka mida bulshada ayaa goor dhow looga dhawaaqay...

FADEEXO: Wasaarad aan loogu talogelin oo la wareegtay Daawo & qalab Sacuudigu ugu deeqay Somaliya

Deeq gaareysa 400 tan oo ka kooban dawo iyo qalab ayaa qeybtii ugu horeysay dhowaan soo gaartay Garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana la yaab lahayd inay...

Degaanada Al-shabab ka taliso oo laga joojiyay shaqadii Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud

Howlihii Isgaarsiineed iyo lacag diris ee Shirkadda Hormuud ayaa gabi ahaan laga joojiyay degaanada ay ka taliso Xarakada Alshabaab kadib markii Alshabaab tallaabadaasi qaaday....

XOG CULUS: Guddoonka Baarlamaanka oo go’aankoodii ugu adkaa u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh

Saddexda nin ee Guddoonka u ah  Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay go'aan adag ula tegay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyagoo mideysan, kana...

Hot Topics