Thursday, September 11, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Shariif Xasan & Faarax Sh. C/qaadir oo degdeg Muqdisho u yimid kadib isbedel ku yimid magacaabidda Golaha wasiirada

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Sii-hayaha wasiirka Xanaanada Xoolaha Faarax Sheekh C/qaadir ayaa si degdeg ah Muqdisho ugu soo...

XOG CULUS: Waqti loo qabtay magacaabidda Golaha Wasiirada cusub & loolan ka dhex bilowday Madaxda sare

Wararka laga helayo xafiisyada madaxda sare ee dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa sheegaya inuu cirka isku shareeray loolanka ka dhex taagan madaxdaasi ee ku saabsan...

Maxaa ka khaldan talaabadda Dowladdu ku xirtay madaxdii Idaacadda Risaala iyo deminta Idaacadda?

Waxaa maanta xabsiga loo taxaabay agaasimihii Idaacadda gaarka loo leeyahay ee Risaala oo ka howl gasha Magaalada Muqdisho Maxamed Cabdiwahaab Cabdullaahi, Tifaftirihii idaacadaasi Maxamed...

Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay oo la taliyay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid

Xoghayaha guud ee Q/Midoobay Ban Ki Moon ayaa qoraal xafiiskiisa ka soo baxay waxaa loogu hambalyeeyay Ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar C/rashiid, waxaana...

XOG CULUS: Xildhibaanada Beelaha Dir iyo Daarood oo bilaabay saxiixa Qoraal loogu digayo Madaxweynaha & Ra’iisal Wasaaraha

Xildhibaanada kasoo jeeda Beelaha Dir iyo Daarood ayaa qoraal xambaarsan digniin culus u kala diraya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisal...

Hot Topics