The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Xog cusub
Sarkaalkii Alshabaab ee lagu qabtay Gedo oo caawa laga dejiyay Muqdisho (WARBIXIN XASAASI AH)
Zakariye Ismaaciil Xersi oo ka mid ahaa saraakiisha sare ee Alshabaab dhowaana lagu qabtay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo isagoo doonaya inuu isu dhiibo dowladda...
Somali
Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid oo arrin la yaab leh darteed uga baaqsaday kulan ay ku casuuntay Beesha Madaxweynaha
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa maanta ka baaqsaday kulan weyn oo mid kamida beelaha Soomaaliyeed ay ugu talogashay inay kusoo dhoweyso...
Baarlamaanka
Sidee Baarlamaanku u ansixiyay Miisaaniyad aan Xukuumad lahayn?! – Faallo Misaaniyadda 2015 –
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka doodaya miisaaniyada dowladda Soomaaliya ee sanadka 2015, iyadoo dood kulul ay ka keeneen qaar ka mida xildhibaannada miisaaniyadaasi oo ay caadi...
Madaxtooyada
XOG CULUS: Socdaal Madaxweyne Xasan Sheekh ku tegi lahaa Suudaan oo fashilmay
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib socdaal laba maalmood ah oo uu ku tegay...
Somali
Caqligu ha Taliyo
Gobollada Dhexe maxay Dowlad u dhisan kari la’yihiin? Degmooyinka iyo siyaasiyiinta hor boodayaa maxay guul u yaqaannaan? Dantoodu ma in ay helaan baa waxa...