The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Madaxtooyada
XOG CULUS: Wasaarad muhiim ah oo la baabi’inayo lana hoos geynayo madaxweynaha
Warar hordhac ah oo laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in wasaarad muhiim ah oo ka mid ahayd xukuumadihii ugu danbeeyay lagu wado in...
Madaxtooyada
Jaamacadda Carabta: “Hal Milyan oo Doolar ayaan gacanta ka saarnay Madaxweynaha Soomaaliya”
Jaamacadda Carabta ayaa shaaca ka qaaday inay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay gacanta ka saartay Jeeg ay ku qoran tahay lacag gaareysa Hal...
Madaxtooyada
Maxaa Madaxtooyada Soomaaliya afhayeen la’aan dhigay muddo 8 Bilood ah? -Afhayeen cusub-
24-kii April 2014 markii uu shaaciyay Md. C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow inuu iska casilay xilka afhayeenka Madaxtooyda Soomaaliya, waxaa la hadal hayay inuu khilaaf ka taagnaa Villa...
Madaxtooyada
WARBIXIN: Muxuu salka ku hayaa socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya ee dalka Masar?
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe ka degay caasimada dalka Masar ee Qaahira, socdaal la sheegay inuu yahay mid rasmi ah oo muddo laba...
Xukuumadda
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo la siiyay magaca “Khaliif Qaadiriyo”
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa ka qeyb galay xalay xaflad soo dhoweyn ah oo maamulka Gobolka Banaadir ugu sameeyay xaruntooda. Xafladaas oo...