Thursday, September 11, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

XAFLAD: Cumar C/rashiid oo xilka kala wareegay Ra’iisal wasaarihii ka horeeyay

Xaflad ay xilka kula kala wareegayaan Ra'iisal wasaarihii hore ee xukuumadiisa kalsoonida weysay C/weli Sheekh Axmed iyo Ra'iisal wasaaraha cusub ee shalay baarlamaanku kalsoonida...

Baarlamaanka Soomaaliya oo Beri cod u qaadaya magacaabidda Cumar C/rashiid

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maalinta Beri ah codka kalsoonida u qaado Ra'iisal wasaaraha magacaaban ee xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo madaxweyne...

FADEEXAD CULUS: Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo ku lug yeeshey fadeexad is-xanbaar ah

Mid ka mida sii-hayeyaasha wasiirada xukuumada kalsoonida lagala noqday Md. Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ku dhaqaaqay tallaabo fadeexo weyn dhalisay oo...

XOG CULUS: Cumar C/rashiid oo taageero ka helay xildhibaanada ka horjeeda madaxweyne Xasan Sheekh

Ra'iisal wasaaraha magacaaban Cumar C/rashiid Cali ayaa taageero muhiim ah ka helay isbaheysi ay leeyihiin xildhibaanadii taageeray Ra'iisal wasaarihii ka horeeyay C/weli Sheekh Axmed...

XOG CUSUB: Xildhibaaano Isbaheystay oo shuruudo adag ku xiray ansixinta Cumar C/rashiid

Xildhibaanadii taageeray Ra'iisal wasaare C/weli Sheekh  Axmed isbaheysigooda ayaa shuruudo adag ku xiray Ra'iisal wasaaraha magacaaban ee Cumar C/rashiid Cali "Sharma'arke" si ay u...

Hot Topics