Thursday, September 11, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Somaliya iyo Somaliand: Waxay kaliya heshiis ku heshiiyeen inay wadahadalka sii wadaan

Shir ay magaalada Jabuuti ku yeesheen madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud  iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ka dhacay markii...

Agaasimaha Nabad sugidda oo warbixin xasaasi ah oo ku saabsan Al-shabaab maanta ka jeediyay shirkii Baarlamaanka

Agaasimaha Hay'adda Nabad sugidda C/raxmaan Maxamed Tuuryare oo maanta hortegay kulanka Baarlamaanka ayaa warbixin ku saabsan xaaladda ammaanka u jeediyay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo...

Cumar C/rashiid: “Liis la iima qorin, walaalayaal marka hore i ansixiya, kadib waan tashaneynaa….”

Ra'iisal wasaaraha magacaaban Cumar C/rashiid Cali ayaa sii wada wada-tashiyo uu la leeyahay xildhibaanno iyo siyaasiyiin kala duwan isagoo toddobaadkan lagu wado inuu madaxweynuhu...

Xog Cusub: Xuseen C. Xalane oo lagu qanciyay jago cusub oo laga siinayo Golaha wasiirada

Sii-hayaha Wasiirka maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane oo loo waday in loo magacaabo jagada Ra'iisal wasaaraha balse xilliyadii ugu danbeeyay laga weecday ayaa lagu qanciyay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar qura jebiyay Dastuurka iyo heshiis dowladiisa la gashay Axmed Madoobe (Xog culus)

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku dhaqaaqay talaabo uu ku jebiyay dastuurka Federaalka, Xeerka dhismaha Maamulada iyo Degmooyinka dalka...

Hot Topics