The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Qormooyinka
Somaliya iyo Somaliand: Waxay kaliya heshiis ku heshiiyeen inay wadahadalka sii wadaan
Shir ay magaalada Jabuuti ku yeesheen madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ka dhacay markii...
Baarlamaanka
Agaasimaha Nabad sugidda oo warbixin xasaasi ah oo ku saabsan Al-shabaab maanta ka jeediyay shirkii Baarlamaanka
Agaasimaha Hay'adda Nabad sugidda C/raxmaan Maxamed Tuuryare oo maanta hortegay kulanka Baarlamaanka ayaa warbixin ku saabsan xaaladda ammaanka u jeediyay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo...
Somali
Cumar C/rashiid: “Liis la iima qorin, walaalayaal marka hore i ansixiya, kadib waan tashaneynaa….”
Ra'iisal wasaaraha magacaaban Cumar C/rashiid Cali ayaa sii wada wada-tashiyo uu la leeyahay xildhibaanno iyo siyaasiyiin kala duwan isagoo toddobaadkan lagu wado inuu madaxweynuhu...
Madaxtooyada
Xog Cusub: Xuseen C. Xalane oo lagu qanciyay jago cusub oo laga siinayo Golaha wasiirada
Sii-hayaha Wasiirka maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane oo loo waday in loo magacaabo jagada Ra'iisal wasaaraha balse xilliyadii ugu danbeeyay laga weecday ayaa lagu qanciyay...
Madaxtooyada
Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar qura jebiyay Dastuurka iyo heshiis dowladiisa la gashay Axmed Madoobe (Xog culus)
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku dhaqaaqay talaabo uu ku jebiyay dastuurka Federaalka, Xeerka dhismaha Maamulada iyo Degmooyinka dalka...