The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Xog cusub
Cumar C/rashiid oo kulamo uu codsaday uga socdaan Muqdisho (Akhri warbixin)
Musharaxa lagu wado in loo magacaabo jagada Ra'iisal wasaare cusub ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulamo kala gaara la leh mas'uuliyiin ka tirsan dowladda...
Baarlamaanka
Labadii garab ee xildhibaannada Soomaaliya oo ku midoobay Mooshin jalaafo ku ah Madaxweynaha & Ra’iisal wasaaraha cusub (Xog cusub)
Magacaabidda jagada Ra'iisal wasaaraha iyo dadaalka loogu jiro xilalka wasiirada, wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dowleyaasha waxaa barbar socda dadaallo kale oo xildhibaanada qaarkood...
Xog cusub
Mustaf Dhuxulow & Khadiijo Diiriye oo hormuud u noqday wasiirada daadku qaaday (Akhri Warbixin)
Golaha wasiirada xilka sii haya ayaa la xaqiijiyay in xubno ka mida oo taageeray Ra'iisal wasaarihii kalsoonida waayay C/weli Sheekh Axmed aysan dib ugu...
Madaxtooyada
Madaxweynaha oo shuruud yaab leh ku xiray magacaabidda Cumar C/rashiid..! (Akhri xog cusub)
Kooxda madaxweynaha oo shuruud ku xiran magacaabidiisa hor dhigtay Cumar C/rashiid? ( Xog cusub)Kooxda ku xeeran madaxweynaha Soomaaliya oo ay hormuud u yihiin Faarax...
Qormooyinka
Magacyada qaar kamida saaxiibadii madaxweynaha oo mucaarad isku bedelaya (Xog)
Qaar ka mida saaxiibadii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee kala shaqeeyay mooshinkii lagu riday Ra'iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa isu diyaarinaya inay dhinaca...