Wednesday, September 10, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

DEGDEG: Madaxweynaha iyo kooxdiisa oo shuruud ku xiran in la magacaabo hordhigay Cumar C/rashiid? ( Xog cusub)

Kooxda madaxweynaha oo shuruud ku xiran magacaabidiisa hor dhigtay Cumar C/rashiid? ( Xog cusub)Kooxda ku xeeran madaxweynaha Soomaaliya oo ay hormuud u yihiin Faarax...

Muxuu Madaxweynuhu ku doortay Cumar C/rashiid? –Akhri shan qodob oo xasaasi ah–

Kadib 10 maalmood oo markii Baarlamaanka Soomaaliya uu kalsoonida kala laabtay xukuumadii Ra'iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed waxaa si cad u soo shaac baxay...

KASHIFAAD: Laba Wasiir oo jebiyay rikoorka shaqaaleynta ku dhisan qaraabo-kiilka!

Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan fadeexado isugu jira ku takrifal awood iyo musuqmaasuq kadib baaritaan hanti dhowrka guud ee Qaranka iyo Xeer ilaaliyaha...

Isbedel ku yimid magacaabista Ra’iisal wasaaraha & Cumar C/rashiid oo Muqdisho ku soo jeeda

Isbedel kale ayaa ku yimid shaqsiga loo magacaabayo jagada ra'iisal wasaaraha oo muddooyinkii danbe uu safka hore ku jiray wasiirka maaliyadda ee xukuumada kalsoonida...

Xeer ilaaliyaha iyo Hanti dhowrka guud oo su’aalo kulul lagu weydiiyay Baarlamaanka (Warbixin muhiim ah)

Kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa waxaa hor yimid Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir iyo Hanti dhowrka Guud Prof. Nuur Jimcaale Faarax...

Hot Topics