The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Baarlamaanka
Xeer ilaaliyaha: “19 wasaaradood ayaan baarnay, tan ugu yar Nus Milyan doolar ayay lunsatay…!!”
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo maanta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya hortegay kadib markii lagu soo eedeeyay inuu ku xadgudbay awoodiisa ayaa...
Madaxtooyada
Mas’uulka loo magacaabayo jagada Ra’iisal wasaaraha oo miiska saaran (Waa kuma?) iyo dabaaldeg Kismaayo ka dhacay!
Toddobaad tashiyo aan kala go' lahayn iyo kala xulasho shaqsiyaad ay soo diyaariyeen saaxiibada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kadib ayaa wararka ku dhowdhow Madaxtooyada...
Madaxtooyada
Rajadii Cumar C/rashiid ee jagada Ra’iisal wasaaraha oo sii yaraatay & xiriir dhex maray musharax iyo madaxweynaha
Toddobaad tashiyo aan kala go' lahayn iyo kala xulasho shaqsiyaad ay soo diyaariyeen saaxiibada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kadib ayaa wararka ku dhowdhow Madaxtooyada...
Xog cusub
Magacyada 5-tii Musharax ee Faarax C/qaadir kala tashaday Beesha Caalamka (Xog cusub)
Sii-hayaha wasiirka Xanaanada Xoolaha Md. Faarax Sheekh C/qaadir ayaa dhowaan socdaal ku tegay magaalada Nariobi ee dalka Kenya, isagoo madaxweynaha ka wada farriin ku...
Xog cusub
Saddex ka mida wasiiradii taabacsanaa madaxweynaha oo Hay’ad cusub ku dhawaaqay (Faaqidaad)
Saddex ka mida sii-hayeyaasha wasiirada xukuumadda kalsoonida ka weysay Baarlamaanka oo ahaa kuwii taageersanaa madaxweyne Xasan Sheekh Axmed, kana mid ahaa wasiiradii ugu baaqay...