Monday, September 8, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Sidee u fashilmay Qorshihii qeybinta mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaaraha (Warbixin)

Qorshe si fiican loo soo agaasimay oo loogu talo galay in lagu qeybiyo mooshinka laga keenay Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed oo...

Buuqii oo ka bilowday xarunta Baarlamaanka & Guddoonka oo ka baxay fadhiga

Waxaa xarunta baarlamaanka hadda ka bilowday buuqii iyo sawaxantii ay wadaan xildhibaanada ka horjeeda mooshinka laga keenay Ra'iisal wasaaraha oo la istaagay sawaxan iyagoo...

MAANTA & MADASHA BAARLAMAANKA: Toos ugala soco halkan…

Saaka sidii lagu balansanaa xildhibaananda baarlamaanka ayaa ku ururay xarunta Barlamaanka si loo qabto shirkii uu iclaamiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari),...

Qoraalada mooshinka oo lagu jeexjeexay gudaha Baarlamaanka (Maxaa ka socda Xarunta Baarlamaanka?)

Waxaa saaka mar kale socda kulan la isku dayayo inuu Baarlamaanku ku yeesho xaruntiisa magaalada Muqdisho, kadib markii uu sidaas amar ku bixiyay guddoomiyaha...

FADEEXAD KU SOO BAXDAY GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA (AKHRISO DOKUMENTI  CADDEYN AH)

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Osman (Jawaari) ayaa dhex fadhiya fadeexadii ugu weyneyd tan iyo markii uu qabtay xilka Guddoonka Baarlamaanka, waxayna fadeexadan...

Hot Topics