Sunday, September 7, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Xildhibaano kale oo ka baxaya Garabka Madaxweynaha iyo Ganacsato taageertay Ra’iisal wasaaraha (Xog cusub)

Xildhibaano hor leh ayaa ka baxaya liiska tageerayasha madaxweynaha ee saxiixay mooshinka laga keenay Ra'iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed, waxayna xogta Goobjooge.com heshay ay...

Shirka beri ee Baarlamaanka oo la isku bir tumanayo (Xogtii ugu danbeysay)

Kulanka uu ku baaqay guddoomiyaha Baarlamaanka inuu furmayo maalinta beri ee Isniinta ah ayaa la isu diyaarinayaa iyadoo xiisada labada dhinac ay sii kordheyso,...

Xildhibaannada taageersan Ra’iisal wasaaraha oo digniintii ugu cusleyd soo saaray (Akhriso)

Xildhibaannada taageersan Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa shir ay ku yeesheen Muqdisho kasoo saaray digniin culus oo ku saabsan khilaafka ka...

Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo heshiis qarsoodi ah galay (Muxuu yahay heshiiska?)

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa heshiis qarsoodi ah oo ku gaaray garoonka diyaaradaha magaalada  Muqdisho, kulan ay labada...

Xildhibaan Daahir Jeesow: Mishiinka wada mooshinka Ra’iisal wasaaraha (Muxuu ku bedeshay?)

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow wuxuu ka mid yahay xildhibaannada ugu afka dheer Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana lagu tilmaamaa "Online" oo macnaheedu yahay inuu xili kasta...

Hot Topics