The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Sharciyada
Maxkamadda Sare oo laga sugayo jawaab ku saabsan khilaafka madaxda dowladda iyo Mooshinka cusub
Maxkamadda sare ee dalka ayaa laga sugayaa inay dhowaan shaaciso sharcinimada mooshinka laga keenay Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya iyo sharcinimada isku shaandheyntii uu Ra'iisal...
Madaxtooyada
IGAD iyo Beesha Caalamka oo madaxweynaha u sheegay inuu la heshiiyo Ra’iisal wasaaraha
Wakiilada ka socday Beesha Caalamka iyo dalalka IGAD ee ka qeybgalaya shirka Hiigsiga cusub ee magaalada Copenhagen ayaa siyaabo kala gaara ugu sheegay madaxweynaha...
Xog cusub
Wasiirada taageersan madaxweynaha oo isu diyaarinaya qorshe cusub (Akhriso)
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya garabka taageersan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isu diyaarinaya qorshe cusub oo ay culeys hor leh ku saarayaan inuu is casilo....
Xog cusub
Yaa kooxda Ra’iisal wasaaraha u jooga shirka Copenhagen?
Iyadoo shirka iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ee hiigsiga cusub maanta ka furmayo magaalada Copenhagen ee dalka Denmark ayaa waxaa shirkaasi Soomaaliya uga qeyb...
Xog cusub
Qorshe is-xanbaar siyaasadeed oo ku socda xildhibaanada mooshinka ka keenay Ra’iisal wasaaraha
Qorshe cusub ayaa ka socda magaalada Muqdisho kaasoo ku saabsan loolanka siyaasadeed ee mooshinka laga keenay Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya ee lagu doonayo in kalsoonida...