The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Baarlamaanka
MAANTA & MADASHA BARLAMANKA: SI TOOS ULA SOCO WAXA KA DHACAYA…
Shirkii lagu balansanaa inuu maanta ka furmo xarunta Baarlamaanka Muqdisho ayaa la filayaai nuu wax yar kadib furmo iyadoo xildhibaannadu hadda kuwoodii ugu horeeyay...
Baarlamaanka
Guddoonka Barlamanka oo isku dayay inuu shirka furo iyo hees ay qaadayaan xildhibaanada diidan mooshinka
Guddoomka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isku dayay inuu goor dhoweyd furo shirkii maantal oo balansanaa ee la filayay in lagu qeybiyo mooshinka looga soo horjeedo Ra'iisal wasaaraha...
Baarlamaanka
DEGDEG: Qoraalo lagu diidan yahay mooshinka oo lagu soo bandhigayo shirka Barlamanka
Waxaa muuqata in si ula kac ah guddoonka Baarlamaanka u daahiyay furista shirkii lagu balansanaa ee Barlamaanka oo la filayay in lagu qeybiyo mooshinka...
Xog cusub
Sidee lagu helaa xildhibaanada mooshinka ka keenay Ra’iisal wasaaraha? (Xog yaab leh)
Tan iyo markii uu dibadda u soo baxay khilaafka ka dhaxeeya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisal wasaarihiisa C/weli Sheekh...
Somali
Muqdisho iyo Hargeysa: Isbarbar dhig mooshinada laga keenay Cirro & C/weli
Waxaa mar kaliya saaka oo Sabti ah 17-ka Novembar isku soo beegmay Shirar Baarlamaan oo ka kala dhacaya Muqdisho iyo Hargeysa, kuwaasoo xiisado siyaasadeed...