Tuesday, September 2, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Magacyada musharixiinta uu cadcad jagada Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya

Wararka laga helayo  madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya inay durba madaxweynaha Soomaaliya miiska u saaran yihiin xubno musharixiin ah oo uu doonayo inuu u magacaabo...

Halkee ka timid lacagta lagu wado mooshinka laga keenay Ra’iisal Wasaaraha (Xog la helay)

Goobjooge.com oo ahayd warbaahintii ugu horeysay ee shaacisay laaluushka loo adeegsaday mooshinka laga keenay Ra'iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa baaris dheer kadib soo heshay halka ay...

Madaxweynaha oo la sheegay inuu Isniinta magacaabi doono Ra’iisal wasaare cusub

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay  inuu Isniinta 17-ka November iyo wixii ka danbeeya magacaabi doono Ra'iisal wasaare cusub...

Shirkii Barlamaanka oo Sabtida ku furmaya xaalad halis ah (Xogtii ugu danbeysay)

Shirkii Baarlamaanka ee Talaadadii ku soo dhamaaday buuqa iyo fowdada kadib markii la hor istaagay mooshin laga keenay Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh...

Madaxweynaha & Gudoomiyaha Barlamanka oo ku heshiiyay qorshe lagu meel mariyo Mooshinka cusub

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sh. Cusmaan (Jawaari) ayaa ku heshiiyay qorshe dib loogu furayo kulankii Baarlamaanka ee...

Hot Topics