Tuesday, September 2, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

Kulankii Baarlamaanka ee buuqa ku dhammaaday (Faahfaahin dheeraad ah)

Shirkii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kusoo dhammaaday fashil iyo buuq kadib markii guddoonka Baarlamaanka ku guuldarreysay inuu muddo laba jeer ah furo shirka.Guddoomiyaha...

DEGDEG: FOWDO IYO BUUQ KA BILOWDAY SHIRKII BAARLAMAANKA

DEGDEG:WARARKA AY HELEYSO GOOBJOOGE.COM OO SI TOOS AH UGU XIRAN SHIRKA BAARLAMAANKA UGA SOCDA MAGAALADA MUQDISHO AYAA SHEEGAYA IN SHIRKII UU HADDA ISU BEDELAY...

Xildhibaanada taageersan Ra’iisal wasaare oo waraaqo ku qeybiyay Baarlamaanka

Xildhibaannada taageersan Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa qoraalo looga soo horjeedo mooshinka lagu wado in shirka maanta la horkeeno Baarlamaanka ku qeybiyay gudaha Baarlamaanka.Xildhibaanada ayaa...

Maanta & Madashii Baarlamaanka: Kulankii oo buuq iyo fowdo ku dhammaaday

Waxaa  saaka oo lagu balansanaa furitaanka shirka baarlamaanka lagu waabariistay magaalada Muqdisho ciidamo fara badan oo kuwa nabadsugidda Gobolka Banaadir ah oo ku hareereysay xarunta...

Ciidamo gaara oo la wareegay xarunta Baarlamaanka ee Muqdisho

Ciidamo gaara oo ka tirsan kuwa Nabad sugidda ee Gobolka Banaadir ayaa saaka la wareegay ammaanka xarunta Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wado inuu ka...

Hot Topics