The Coronavirus
COVID19 Live Data
Latest Articles
Madaxtooyada
Magacyada musharixiinta uu cadcad jagada Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya
Wararka laga helayo madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya inay durba madaxweynaha Soomaaliya miiska u saaran yihiin xubno musharixiin ah oo uu doonayo inuu u magacaabo...
Xog cusub
Halkee ka timid lacagta lagu wado mooshinka laga keenay Ra’iisal Wasaaraha (Xog la helay)
Goobjooge.com oo ahayd warbaahintii ugu horeysay ee shaacisay laaluushka loo adeegsaday mooshinka laga keenay Ra'iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa baaris dheer kadib soo heshay halka ay...
Somali
Madaxweynaha oo la sheegay inuu Isniinta magacaabi doono Ra’iisal wasaare cusub
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu Isniinta 17-ka November iyo wixii ka danbeeya magacaabi doono Ra'iisal wasaare cusub...
Baarlamaanka
Shirkii Barlamaanka oo Sabtida ku furmaya xaalad halis ah (Xogtii ugu danbeysay)
Shirkii Baarlamaanka ee Talaadadii ku soo dhamaaday buuqa iyo fowdada kadib markii la hor istaagay mooshin laga keenay Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh...
Baarlamaanka
Madaxweynaha & Gudoomiyaha Barlamanka oo ku heshiiyay qorshe lagu meel mariyo Mooshinka cusub
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sh. Cusmaan (Jawaari) ayaa ku heshiiyay qorshe dib loogu furayo kulankii Baarlamaanka ee...