Thursday, August 28, 2025

The Coronavirus

COVID19 Live Data

Latest Articles

QoorQoor oo noqday Madaxweynihii ugu horreeyay ee hirgeliy Qorshaha Qof iyo Cod ee MD. Xasan Sheekh

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa noqdaymadaxweynihii ugu horeeyay ee ku dhaqaaqa  hirgelinta doorashooyinka Qof iyo Cod ee uu wado Madaxweynaha...

Farmaajo oo dalbaday in Gogosha Madaxweyne Xasan Sheekh laga qeyb geliyo Puntland iyo Jubbaland

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay gogosha uu fidiyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee wadatashi Qaran oo la mudeeyay 15-ka...

Madasha Mucaaradka oo ka jawaabtay Gogosha uu dhigay Xasan Sheekh iyo Shuruudda ku xiran

Madasha Samatabixinta Siyaasiyiinta mucaaradka ayaa war-saxaafadeed jawaab kasoo saartay gogosha uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh ee furmeysa 15-ka bishan June.Qoraal kasoo baxay Madasha...

Fahad Yaasiin oo War yaab leh kasoo saaray Dib u magacaabista Hay’adda NISA ee Mahad Salaad

Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo ahaa Agaasimihii hore ee NISA iyo la-taliyihii Madaxweyne Farmaajo si lama filaan ah hambalyo ugu diray Mahad Maxamed Salaad,...

DEGDEG: Mahad Salaad oo mar kale loo magacaabay Agaasimaa NISA iyo Sanbaloolshe oo xilkii laga qaaday.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya goor dhoweyd ku dhawaaqay in xilkii laga qaaday Agaasimihii Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka C/llaahi Maxamed Cali...

Hot Topics