DAAWO: Boorarka Xayeysiinta Musharixiinta Madaxweynaha ee macne la’aanta ah

0

Sawirrada musharrixiinta madaxweynenimada Soomaaliya ayaa ka muuqda boodhadhka Muqdisho. Haddayna bulshadu u codaynaynin maxay isku xayaysiinayaan?