Dadweynaha magaalada Muqdisho ayaa maalinta koowaad ee Ciidul fitriga ku qaatay lug ay isaga gooshayaan wadooyinka Muqdisho kadib markii ay ciidamada dowladda xireen jidadka magaalada.
Arrintan ayaa keentay in dad badan ay ka hadlaan xirnaanshaha wadooyinka magaalada, waxaana warbixin ka diyaariyey telefishanka Universal oo wareystay dadweynaha cagahooda maalaya.
HOOS KA DAAWO