Tag: Muqdisho

Sidee Muqdisho loogu soo dhoweeyay Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka Qatar [Sawirro]

Ra'iisal wasaare ku xigeenka dalka Qatar, ahna Wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi sheekh Mohamed Bin C/raxmaan Althani ayaa maanta si weyn loogu...
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo dhigiisa Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar oo socdaal aan la shaacin ku yimid magaalada Muqdisho, lana...

Wasiirka arrimaha dibadda, ahna Ra'iisal wasaare ku xigeenka dalka Qatar ayaa socdaal aan hore loo shaacin maanta ku soo gaaray magaalada Muqdisho.

Ciidamo Gadoodsan oo xirtay Wado Muhiim ah oo tagta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Ciiiamo gadoodka oo ayaa xirtay Wadadda Afisyoone ee tagta garoonka diyaaradaha Muqdisho, kadib markii ay sheegeen inay muddo waayeen mushaarkoodii.

Qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay…

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax miino ka dhacay caasimadda, kaasoo geystay qasaare.

Alshabab oo soo bandhigtay Muuqaal ku saabsan Qarxinta Hoteelada Muqdisho & Xalaaleynta..

Qeybta Alkataa'ib warbaahinta u qaabilsan Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta baahisay Muuqaal dheer oo laga sameeyay qaraxyadii waaweynaa ee ay ku qaadeen...

Muqdish oo si weyn looga Ciiday & Ra’iisal wasaaraha oo kala qeyb galay Boqolaal...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa boqolaal shacab ah kala qeyb galay munaasabadda Ciidu adxaa iyo salaadii Ciida oo lagu...

Isu soo bax Duco ah oo loo sameynayo Marxuum Yariisow & Goob lagu magaciisa...

Waxaa la qabanqaabinayaa isu-soo bax weyn oo loogu Duceynayo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir marxuum C/raxmaan Cumar Cusmaan oo Isbitaal ku yaalla...

Koox hubeysan oo Dil ka geystay Suuqa ugu weyn Muqdisho, kadibna baxsatay

Faahfaahin ayaa laga helayaa Dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan suuqa Bakaaraha oo lagu khaarijiyey Nin la heegay inuu ahaa...

Maxkamadda G/Banadir oo xukun Ganaax ah ku riday Eedeysane u dhashay Ingiriiska

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun ka gaartay nin u dhashay dalka Ingiriiska oo ku eedeysnaa inuu khalkhal geliyay amniga Garoonka Aadan Cadde...

Sarkaal ka tirsan Ciidamada G/Banadir oo lagu dilay Muqdisho & Ninkii falka geystay oo...

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay saaka ay Suuqa Siinaay ku dishaly Sarkaal la ka tirsanaa Ciidamada...

Madaxda Dowladda marka laga reebo Madaxweynaha oo ka qeyb galay Aaska Marxum Yariisow [Sawirro]

Madaxda dowladda Somalia ayaa dhammaantood ka qeyb galay aaska qaran ee maanta magaalada Muqdisho loogu sameeyay Guddoomiyihii G/banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan.

Meydkii Marxuum Yariisow oo la keenay Muqdisho & Janaasada oo lagu qabtay Garoonka [Sawirro]

Meydka Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa goor dhoweyd Saaka laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho,

Guddiga Qabanqaabada Aaska Marxuum Yariisow oo shaaciyey xilliga Dalka la keenayo iyo…

Guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid, taas oo loo...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Muqdisho uga qeyb galaya Aaska Marxuum C/raxman Yariisow

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho, kadib markii uu muddo 40 casho ah ku sugnaa...

Wararkii ugu danbeeyay Aaska Marxuum Yariisow & Wadooyinka Muqdisho oo la xiray

Waxa magaalada Muqdisho kla socota qabanqaabadii ugu danbeysay ee aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho Marxuum...

Qarax Miino oo goor dhow ka dhacay Muqdisho & Faahfaahin laga helayo..

War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax xoog leh goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadadda Afisyoone,. degmada Waaberi...

Duqa magaalada London oo ka hadlay Geerida Marxuum C/raxmaan Yariisow.[Akhriso]

Duqa magaalada London ee dalka Ingiriiska Sadik Khan ayaa farriin tacsi ah u diray qoyskii, eheladii iyo dadka Soomaaliyeed ee uu ka...

Meydka Marxuum Yariisow oo Berri la keenayo magaalada Muqdisho iyo Aaskiisa oo ka dhacaya..

Iyadoo lagu jiro qabanqaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho Marxuum C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa la...

Nin Ingiriis ah oo Maxkamad loogu soo taagay Muqdisho, khalkhal gelinta Amniga… [Daawo]

Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa maanta la soo taagay nin u dhashay dalka Ingiirksa, laguna magacaabo Andrew Braian Irlam, kadib markii lagu...

Rakaab laga dejiyey Diyaarad laga shakiyey oo ku sii jeeday Baydhaba & Baaritaan culus..

Diyaarad ku sii jeeday magaalada magaalada Baydhaba oo ka duuli rabtay Garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa la hakiyey xillig...
error: Content is protected !!