DAAWO: Heesta Samafale ee Farmaajo loo diray [Maki X. banaadir & Hobollada Waaberi]

0

HEESTII SAMAFALE FARMAAJO 2017 & MAKI XAAJI BANAADIR.
Soo dhawow Samafale Farmaajo

Sinaan iyo cadaalad baa lagaa sugaa

Sharciga inuu sareeyo baa lagaa sugaa

Saami qeybsi xaqa baa laga sugaa

Dib u heshiisiin saxa salug laheynoo

Soomaali u dhantahaa laga sugaa

4.5 inaad suuliso adaa laga sugaa

kale sareyn iney dhamaato adaa lagaa sugaa

Sanduleyn inay dhammaato adaa laga sugaa

Umad siman inan ahaano adaa laga sugaa