Tag: Farmaajo

XOG: Yaa ka danbeeyay Gawaaridii lagu xardhay Sawirrada Madaxweynaha & Ra’iisal Wasaraha ee xuska...

Dood weyn oo ka dhalatay laba gaari oo lagu xardhay sawirrada Madaxweynaha iyo Ra'iisal wasaaraha, laguna soo bandhigay xuskii xasuuqii Soope iyo...

Farriinta Madaxweyne Farmajo ee xuska 14 Oktoobar. “Waxan farayaa Xukuumadda in laga warqabo dadkii...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo ayaa dadka Soomaaliyeed u diray farriinta ee Xuska labaad ee Qarixii 14-ka Oktoobar oo boqolaal Soomaali ah...

Xildhibaan Mahad Salaad oo Farriintii ugu yaabka badneyd u diray Madaxweynaha [Farmaajo: Shalay &...

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibannada mucaaradka ku ah madaxweyne Farmaajo oo ka tirsan xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweynihii...

Axmed Madoobe oo Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay Wadahadal iyo inuu yimaado Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland ee maanta lagu caleemo saaray magaalada Kismaayo Axmed Maxmed Islaam ayaa ku baaqay wadahadal iyo heshiis dhex maray dowladda...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tegay dalka Itoobiya, kuna laabtay Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa goor dhoweyd dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar qaatay...

Madaxweyne Farmaajo oo u jawaabay Madaxweynayaashii hore : “Kuwa aaminsan inay Qasab ku hoggaamin...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u jawaabay siyaasiyiinta ka horjeeda maamulkiisa, isagoo u sheegay inuusan gorgortan ka galeynin qaranimada, isla markaana...

DAAWO: Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee furitaanka kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xilligan ka jeedinaya Khudbadii furitaanka Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Axmed Madoobe oo shaaciyey inay Dad u dhinteen xayiraadda ay Dowladda Somalia saartay Magaalada...

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ee doorashadiisa muranka ka taagan yahay ayaa cambaareeyay tallaabooyinka dowladda Somalia ka qaadatay maamulkiisa iyo shirkii...

Mareykanka & Yurub oo Dowladda Somalia ugu baaqay waanwaan ka gasho Arrinta Jubbaland &...

Safiirada Mareykanka iyo wakiilada dalalka Yurub ee ka hadlay Shirka Caalamiga ah ee Iskaashiga Soomaaliya ayaa dowladda Somalia ugu baaqay inay xal...

Madaxweyne Farmaajo oo soo Gaabiyey Socdaalkiisii Mareykanka & soo dhoweyntii ugu horeysay oo loo...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee dalka...

Sawir uu Madaxweyne Farmaajo la galay Korneyl ka tirsanaa dowladii hore oo dagaal cusub...

XIldhibaanno iyo siyaasiyiin mucaarad ku ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmajo oo ay wehliyaan tageerayaashooda ayaa dagaal kale ka qarxiyey baraha bulshada,...

XOG: Qiimaha lagu iibiyey dhismaha Safaaradda Somalia ee Washington & Cidda laga iibsaday oo...

Dowladda Somaliya ayaa markii ugu horeysay in muddo ah waxay dhisme u iibisay Safaaradda Somalia ee dalka Mareykanka oo ku taalla magaalada...
video

DAAWO: Khudbadii Madaxweynaha Somalia ka jeediyey Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Caawa khudbadiisii ka jeediyey fadhiga 74-aad ee Golaha Guud ee Q/Midoobay xarunta Q/Midoobay ee magaalada New...

Madaxweyne Farmaajo oo Golaha Guud ee Q/Midoobay uga dhawaaqay Go’aanka Somalia Dacwadda Badda [Daawo]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Somalia ay ku qanacdo go'aanka Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ ay kasoo saarto dacwadda...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan Gaara oo ka dhacay New York uga hadlay Doorashada Soomaaliya...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay kulan gaara oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada New York...

Xildhibaannada Mucaaradka oo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay Dayac mas’uuliyad & khiyaano Qaran [Akhriso]

Qaar ka mida xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ee ka mida xisbiyada siyaasadda ee madaxweynayashii hore ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay...

C/rashiid Xiddig: “Sheekh Shariif & Xasan Sheekhow Farmaajo Doorasho ayuu idinkaga adkaaday, idinkana baryi...

Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo ka mida madaxweynayaasha magaalada Kismaayo ka sheegtay xilka madaxweynaha Jubbaland ayaa si kulul ugu jawaabay Madaxweynayaashii hore...

Madaxweyne Farmaajo oo New York ka bilaabay kulamo uu la yeelanayo Madaxda Caalamka [Ma...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo markii ugu horeysay ka qeyb galaya shirka Golaha Guud ee Q/Midoobay ayaa kulamo gaargaar ah...

Xasan Sheekh: “Dowladdaan waxay ku jirtaa dulqaadka Dadka Muqdisho, Dadka yaan laga daba geynin,...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn u cambaareeyay falkii Shariif Sheekh Axmed...

Madaxweyne Farmaajo oo Villa Somalia kusoo dhoweeyay Madaxda 3-da Maamul Goboleed ee taageersan [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay klulan casho sharaf iyo soo dhoweyn ah Madaxtooyada magaalada Muqdisho ugu sameeyay madaxda Saddexda...
error: Content is protected !!