DAAWO: Madaxweyne Farmaajo si lama filaan u dhex galay fanaaniin, dhinaciisana ka heesaya

0

MadaxweynahaMaxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa mar qura fadhiga ka kacay, isagoo si lama filaan ah u tegay masraxa, kana qeyb galay hees ay qaadayeen koox fanaaniin ah.

Madaxweynaha ayaa la arkayay isagoo ku dhexda jira fannaaniin  hees wadani ah qaadayay oo iyaguna ku labisnaa dharka militeriga Soomaaliya.

 

Waxay ahayd xafladii sanadguurada 57-aad ee asaaska ciidamada xoogga dalka ee ka dhacday xarunta wasaaradda Gaashaandhigga.

DHINACA SARE KA DAAWO