Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa qiray inay jiraan kuraas lacag lagu iibsanayo iyo laaluush la adeegsanayo doorashooyinka Soomaaliya.
Isagoo ka hadlayay hanaanka doorashada in la isku haleyn karo ayuu sheegay in Doorashadu ay u dhaceyso si qarsoodi ah, isla markaana aanu musharaxa lacagta dhiibay ogaan karin qofka uu lacagta siiyay inuu isagu u codeeyay.
Goobjooge.com