DAAWO: Musharax Madaxweyne Bashiir Raage oo soo bandhigay Qorshihiisa Madaxweynenimo

0

Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Bashiir Raage Shiiraar ayaa soo bandhigay qorshihiisa waxqabad haddii loo doorto xilka Madaxweynaha.

Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Muqdisho ayuu ku difaacay Xildhibanada Baarlamaanka isagoo sheegay inaysan qaadan laaluush, oo isagu aanu aaminsaneyn in xildhibaan uu codkiisa lacag ku bedelanayo, haddii aanay musharaxiintu ku hoos ordin.

Musharax Bashiir Raage ayaa sheegay inuu la imaan dooni waxqabad dhab ah, oo aanu ahayn musharax xilka iska soo doontay, isagoo balan qaaday horumar uu gaarsiin doono dalka iyo dib u dhis lahu sameyn doono ciidamada.

Goobjooge.com