DAAWO SAWIRRO: Qarixii dadka badan lagu laayay ee magaalada Muqdisho

0

Dad ku dhow 30 qof ayaa ku dhintay qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay suuq mashquul badan oo ku yaala degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Suuqa Xaafadda Kaawo Godey waa suuq ay ku badan yihiin dadka xoogsatada ah iyo danyarta, waxaana qaraxan uu ahaa mid qasaare ballaaran geystay.

Dadka qasaaraha kasoo gaaray qaraxa waxaa ka mida qoys ka kooban 12 qof oo dhimasho iyo dhaawac noqday.

DAAWO SAWIRRO

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: outdoor

Image may contain: outdoor

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: one or more people and outdoor

Goobjooge.com