Tag: Qarax

Dhaqtar Ajnabi ah oo Qarax loogu xiray Gaarigiisa & Wararkii ugu danbeeyay ee Xaaladiisa

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qarax Gaari uu ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ahaa mid lagu xiray gaariga...

SAWIRRO: Gaari Qarax sida oo la qabtay & Alshabaab oo sheegatay inay qabsatay Saldhigga...

Kooxda Alshabaab ayaa saaka weerar culus ku qaaday saldhiga ciidamada Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan weerarka iyo...

Faahfaahin ku saabsan Qarax ka dhacay Magaalada Baydhaba iyo Qasaare ka dhashay

Wararka laga helayo Magalada Baydhaba  ayaa sheegaya in Caawa uu qarax ka dahcay magaalada oo ay ku sugan yihiin madaxda dowlada Soomaaliya. Qaraxa ayaa ka...

DEGDEG: Gaari ku Qarxay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax gaari lagu soo xiray waxyaabaha qaraxa uu goor dhoweyd ka dhacay caasimadda. Qaraxa la sheegay mid...

Dowladda Somalia oo Culus kasoo saartay Weerarka lagu qaaday Magaalada Nairobi [Akhriso]

War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerarka lagu qaaday Hotelka Dusit2 ee magaalada Naurobi, waxaana tacsi loo diray dadka ku...

Muuqaallada Raggii fuliyey Weerarkii Nairobi oo la soo bandhigay & Howlgalkii lasoo gabgabeeyay [Sawirro]

Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay soo afjartay howlgalkii hotelka Dusit ee magaalada Nairobi oo ay galabta weerar ku galeen dabley ka tirsan Alshabaab, kadib...

Madaxweyne Axmed Geelle Xaaf oo ku sugnaa Dhismaha Qaraxa ka dhacay ee Magaalada Nairobi

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo xubno la socday  ayaa la sheegay inay ku sugnaayeen hotelka Dusit2 ee magaalada Nairobi oo galabta...

DEGDEG: Qarax kale oo ka dhacay Hotelka dagaalku ka socdo ee magaalada Nairobi

Qarax kale ayaa ka dhacay Hotelka weerarku ka socdo ee magaalada Nairobi, oo kooxda Alshabaab ay sheegatay inay howlgal  ka wado. Daqiiqado ka hor ayaa...

Alshabaab oo sheegatay Qaraxyada ka dhacay Nairobi “Howlgal ayaan ka wadnaa Magaalada Nairobi..”

Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay iyadu ka dambeyso  oo ay qaaday weerar ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay inay leedahay...

Wararkii ugu danbeeyay Weerar lagu qaaday Hotel ku yaalla Magaalada Nairobi & Rasaas weli...

Faafhaahin  dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar lagu qaaday Hotelka Dusit 2 ee magaalada Niarobi,  dalka Kenya. Weerarka ayaa ku bilowday qaraxyo, kadibna waxaa...

DEGDEG: Qarax ka dhacay Hotel ku yaalla Magaalada Nairobi iyo Rasaas laga maqlay

Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay hotel ku yaalla magaaladaasi, isla markaana rasaas laga maqlay gudaha hotelka. Wararkii ugu horeeyay...

Weerar lagu qaaday Guriga Guddoomiyaha degmada Deyniile & Qasaare ka dhashay

Warara laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar Bam lagu qaaday guriga Guddoomiyaha Degmada  Dayniile ee Gobolka Banaadir Maxamed Abuukar Jacfar. Weerarka oo loo...

Qarax xoog leh oo ka dhacay Magaalada Paris & Wararkii ugu danbeeyay [Sawirro]

Qarax xoog leh ayaa ka dhacay  magaalada Paris ee dalka Fransiiska, kadib markii ay mar kaliya qaraxday xarun Foorno ku taalla bartamaha Paris. Qaraxa ayaa...

Nabadoon ka badbaaday Qarax loogu xiray Gaarigiisa oo ka dhacay magaalada Muqdisho (Sawirro)

Gaari lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu ahaa waxyaabaha qarxa oo loogu xiray Gaarigiisa. Qaraxa ayaa lala...

DEGDEG: Gaari ku qarxay magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Gaari ku qarxay agagaarka Isbitaal Digfeer  ee degmada Hodon, Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa qabsaday Gaari la sheegay...

FAAHFAAHIN: Qarax ka dhacay magaalada Beledweyne & Wararkii ugu danbeeyay

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Qarax ayaa la dhigay meel u dhow  Saldhigga degmada...

DEGDEG: Qarax xoog leh oo Goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Beledweyne

War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax xoog leh uu ka dhacay bartamaha magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Qaraxa ayaa ka dhacay inta...

MUQDISHO: Nin laga shakiyey oo Bam Gacmeed ku qarxiyey Ciidamo ku raad joogay

Qaraxa Bam gacmeed ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii nin laga shakiyey ay eryadeen ciidamada amniga. Falkan ayaa ka dhacay degmada Waaberi, agagaarka Isgoyska...

Alshabaab oo shaacisay Magaca & Beesha uu kasoo jeedo Is-miidamiyihii isku qarxiyay Tiyaartarka [Beesha...

Kooxda Al Shabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ninkii isku qarxiyey Barta laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya ee Tiyaatarka Qaranka 22-kii Disembar...

FAAHFAAHIN: Qarax ka dhacay Guri uu deganaa Taliye xigeenkii hore ee Ciidamada Booliska [Sawirro]

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya  inuu Qarax Miino uu maanta ka dhacay Guriga uu Magaalada uu ka deganaa  taliye ku xigeenkii hore...
115,664FansLike
655FollowersFollow
20FollowersFollow
2,707FollowersFollow
error: Content is protected !!