DAAWO SAWIRRO: Salaad Roob-doon ah oo maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho

0

Isu soo bax lagu tukaday Salaad roobdoon ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Waxaa tukashada salaada roobdoonk ah ka qeyb galay mas’uuliyiinta Wasaaaradda Diinta Awqaafta, Hay’adda Culimada Soomaaliyeed  iyo Qeybaha Bulshada, iyadoo ay ka hadleen culimo dhowr ah.

DAAWO SAWIRRO

roob1roob3roob4